Dal aan Muslim aheyn oo Maalmaha labada ciidood ee Islaamka u aqoonsaday fasax Qaran

Sida uu sheegay Madaxweyne Volodymyr Zelensky dalka Ukraine ayaa labada ciidood ee Islaamka ka dhigay fasax qaran oo shaqaalaha dalka oo dhan ay ka nasanayaan howlahooda. Madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa hadalkan ka jeediyey xuska Maalintii Xasuuqa Qowmiyadda Tataarka Crimea oo iminka Ukraine uu xoog uga gooyey Ruushka. Zelensky oo la kulmay dadka Tataarka ah ayaa … Continue reading Dal aan Muslim aheyn oo Maalmaha labada ciidood ee Islaamka u aqoonsaday fasax Qaran